Wafdigii uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Baarlamaanka oo guul kasoo hooyeen booqashadii aay ku tageen Talyaaniga.

  Waxaa maanta magaalada muqdishow dib ugu soo noqday guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliyeed mudane Maxamad Shiikh Jawaari  oo si diiran loogu soo dhaweeyey gagida dayuuradaha ee Aadan Cadde. Wafidiga uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaalida Maxamad Cusmaan Jawaari waxaay tageen dalka talyaaniga markii aay booqasho rasmi ah  ka heleen Guddoomiyaha aqqaalka baarlamaanka dalka Talyaaniga haweenayda la yiraahdo … Continue reading Wafdigii uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Baarlamaanka oo guul kasoo hooyeen booqashadii aay ku tageen Talyaaniga.